Wararka

Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM oo sheegay in ay weerar ku dileen dagaalamayaal IS ah.

Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in tallaadadii shalay aheed ay ku qaadeen u gaysteen kooxda isugu yeerta dowlada Islamka ee Daacish duqayntaasi oo ka dhacday magaala ku taallo dhanka koonfur Galbed Libiya oo layirahdo Murzuq.

Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa shaaciyay in ay weerarkaasi ku dileen ilaa 11-dagaalamayaal dacish ah waxaana  warbaahinta u xaqiijiyay duqayntaasi agaasimaha Howlgallada Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM William Gayler.

Dowlada maraykanka ayaa garab siisa ciidamada dowlada Libiya kuwaas oo dagaal ba’an kula jiro kooxda isku magacawday dowlada Islaamka ee IS IS.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close