Ciyaaraha

Tababare Solskjaer oo ka hadlay dhaawacya martial iyo shaw.

Xidigaha Anthomy Martial iyo Luke Shaw ayay labadoocaba dhaawa soo gaareen kulankii ay Man United guuldarada kala kulantay kooxda Crystal Palace kulan ka tirsanaa horyaalka premier league.

Tababaraha kooxda Man United ayaa rumaysan in xidigaha Martial & Luke Shaw ay ku soo laaban doonaan tababarka inkasta oo ay labada xidigba dhaawac ka soo gaadhay kulankii crystal Palace.

Man United ayaa la kulantay  guuldaradeedii ugu horaysay ee horyaalka premier league xili ciyaareedkan iyo waliba guuldaradii ugu horaysay ee ay ka soo gaadhay Crystal Palace taariikhda Premier league.

“waxa aan rajaynayaa in uuna dhaawaca weyn ahayn waxana jeclahay ina diyaar noqon doonaan kulanka sabtida  dambe” Dhanka kale Martial ayaa ciyaarta ka baxay isaga oo dhutinayo kadib markii uu xidigu fursad u heli waayay in uu siiwato ciyaarta  maadama ay kooxdiisu  dhamaan wada isticmaashay badalkii 3-aad ahaa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close