Wararka

Somaliland oo faafaahin ka bixisay  qaabka ay ula wareegeen Hotel  ku yaala magalada Hargaysa.

Wasiirka wasaarada warfaafinta maamulka Soomaaliland Saleebaan Yuusuf Cali koore ayaa markii uga horeeyey sharaxaad ka bixiyey sababta uu maamulka ula wareegay mid ka mid ah hotelada ku yaala magalada hargaysa.

Saleebaan Yuusuf Cali koore ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliland uu la wareegay xarun dhan oo madaxtooyo ah balse aysan jirin wararka la xiriira in hoteelka Hargaysa Club  uu ahaa mid ay lahaayeen shakhsiyaad gaar ah.

Sidoo kale wasiirka ayaa hadalkisa intaa sii raaciyey in lala wareegi doono dhamaan xarumaha Maamulkaasi, taasi oo qeyb ka ah Dib usoo celinta xarumaha Danta Guud.

Maamulka somaliland oo faafaahin ka bixiyey qaabka ay ula wareegeen mid ka mid ah hotelada ku yaala magalada hargaysa

Maamulka somaliland oo faafaahin ka bixiyey qaabka ay ula wareegeen mid ka mid ah hotelada ku yaala magalada hargaysa Ayaan Yuusuf Faarax

Posted by TUSMO TV on Monday, 11 May 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close