Wararka

Madaxweyne Xaaf oo dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Madaxweyne Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo mudooyinkan dambe safar shaqo ku joogay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa manta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxa xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo qaar ka mid ah Golihiisa wasiirada.

Madaxweyne Xaaf ayaa ka warbixiyay waxyaabihii uga soo qabsoomay intii uu ku maqnaa safaradiisa dibada iyo gudahaba waxa uuna sheegay in uu mudo uu ku sugna Magaalada Gaalkacyo halkaasna uu joogay Arimo badan oo ay ka midyihiin sidii loo sii wadi lahaa Horumarinta amniga iyo nabada Gaalkacyo iyo in Galmudug isku tashato si loo helo isku tashi iyo isku filnaanshana.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close