Wararka

Wasaaradda Bostada oo ka hadashay Qadkii Internetka ee malma maqnaa.

Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta war ka soo saartay cilladii maalmo ka hor ku timid Khadka Internet-ka Koofurta Soomaaliya.

Maareeyaha shirkada Dalcom ayaa sheegay in cilada ku timid Interneedka ay sabab u aheed ka dib duufaano bishii July ku dhufteen xeebaha soomaaliya taas oo kentay in xariga Internetka dhawac soo garo.

“CILAD KA TIMID DHAAWAC GAARAY XARIGA INTERNETKA EE BADA HOOS MARA KA DIB MARKII BISHII JULY 2020 AY DUUFAANE KU DHUFTEEN XEEBAHA SOOMAALIYA TAA SOO KEENTAY IN XARIGA DHAAWAC SOO GAARO BALSE HADA DHAMAAN ADEEGYADI INTERNETKA DALKOM DIB AYEE USOO LAABTEEN CILAD BIXIN KA DIB” AYUU YIRI GUDOOMIYAHA SHIRKADDA DALKOM.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close