Wararka

(DAAWO): Culumaa Soomaaliyeed oo si weyn u dhaliilay xeerka jinsiga oo shalay la horgeeyay baarlamaanka soomaaliya.

Culumaa Soomaaliyeed ayaa si weyn u dhaliilay xeerka jinsiga oo shalay la horgeeyay baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya.

Sharcigaan oo muran badan ka dhex dhaliyay Golaha shacabka ayaa guddoonka waxaa ay sheegeen in uu xad gudub ku yahay Diinta iyo dhaqanka Suuban ee soo jireenka ah.

Hoos ka daawo hadalada Culimada:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close