Wararka

Booliska oo soo qabtay ruux looga shakisan yahay dilkii iyo kufsigii loo gastay Xamdi Maxamed Faarax.

Booliska Soomaaliya ayaa shaciyay Magaca shaqsi ay shegeen inuu baxsad ahaa, kaas oo sida ay sheegeen in uu ku luglahaa kufsigii iyo dilkii loo gastay Xamdi Maxamed Faarax, oo lagu kufsaday laguna dilay Muqdisho.

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in edaysanaha lagasoo qabtay Galmudug, isagoo ka baxsaday Muqdisho falka ka dib.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close