Wararka

Xassan Sheeq” 4.5 Dastuurka kuma qorna haddana waa la dabaqaa”

Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxtooyadda Soomaaliya, waxaana uu sheegay in howlihii dalka oo dhan ay kusoo aruureen gacanta Madaxweyne Farmaajo.

Waxaa uu tilmaamay in Madaxweyne Farmaajo uu si cad u baalmaray dastuurka marka laga eego tilaabooyinka uu qaaday tan iyo maalintii la doortay.

Waxaa uu xusay in aan la aqbalin karin 53 maalmood uu dalku ahaado Ra’iisul Wasaare la’aan, islamarkaana shaqada hadda socotaa ay u muuqato kaligii talisnimo.

HOOS KA DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNE XASSAN SHEEQ.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close