Wararka

Seddex guddi hoosaad oo loo magacaabay waddahadalada Somalia iyo Somaliland.

Guddiyada dhab u heshiisiinta wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland oo maanta kulan yeeshay ayaa isla gartay in la aas aaso guddi hoosaadyo ka shaqeeyo sidii loo meel marin lahaa qodobadii horay loogu heshiiyay ee aan la hergalin.

Guddi hoosaadyada lagu dhawaaqay ayaa gaaraayo seddex guddi oo ka shaqeyn doona arrimaha gar gaarka ee ay hesho Somaliland, maamulka Hawada iyo arrimaha amaanka waxaana seddexdaan guddi kulan yeelan doonaan muddo 15 bari guddaheed.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo ka hadlay magacaabista guddigaan ayaa sheegay in ay samayn doonaan wax walbo oo qayb ka qaadanaayo in ay dhacaan waddahadala la’isku af garta.

Dowlada fadaraalka soomaaliya iyo somaliland oo ku heshiiyey qodobo dhowr ah

Dowlada fadaraalka soomaaliya iyo somaliland oo ku heshiiyey qodobo dhowr ah Adam Ali Ahmed

Posted by TUSMO TV on Thursday, 18 June 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close