Wararka

Faafaahin ka soo baxeysa Qarax ka dhacay Muqdisho.

3 ruux oo rayida ayaa ku dhimatay halka 3 kale ay ku dhaawacantay qarax manta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka gaara haa xaafada Taleex ee degmada Hodan.

Seddexda ruux ee qaraxa ku dhintay ayaa isla saarnaa mootada nooca bajaajta loo yaqaano waxaa ayna kala ahaayeen haweenay iyo cunugeeda iyo wadihii moota bajaajta.

Sidoo kale xiliga uu qaraxa goobtaasi ka dhacay ayaa waxaa maray gaadiid nooca ciidanka waxaana wararka qaar sheegayaan in qarxaasi loola dan lahaa gaadiidka ciidan ee meshaasi socday.

Dowlad federaalka Soomaaliya oo ka hadashay qaraxaan ayaa ku eedeysay in ay ka danbeeyeen Al-shabaab iyadoo ka tacsiyeysay geerida ku timid dadkaasi shacabka ah.

Faafaahin ka soo baxeysa Qarax ka dhacay muqdisho

Faafaahin ka soo baxeysa Qarax ka dhacay muqdisho Yahye Isse Sheikh

Posted by TUSMO TV on Thursday, 18 June 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close