Wararka

Sidee ardada iyo macalimiintu u arkan qaabka onlineka ee dalka kusoo korartay?

Waxaa Isbadalay habkii waxbarashada Soomaaliya iyo caalamka oo idil kadib cabsi laga qabo faafida xanuunka coronavirus oo dhibaato ba’an ku haayo aduunka.

kadib Isbadalka ku imaaday soo xaadiridii casharada fasalka gudihiisa lagu qaadan jiray waxaa loo badalay hab Online ah kaas oo sahlay in macaliminta ay sii wadaan casharada.

Hoos ka daawo warixin ku saabsan sida ay u arkaan qaar kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee habkaan casharada ku qaato:

Waxbarasha ayaa uwareegtay habka onlineka, iyaadoo sababtu ay tahay cabsida covid-19. sidee ardada iyo macalimiintu u arkan qaabkan.

Waxbarasha ayaa uwareegtay habka onlineka, iyaadoo sababtu ay tahay cabsida covid-19.sidee ardada iyo macalimiintu u arkan qaabkan.Yahye Isse Sheikh

Posted by TUSMO TV on Monday, 13 April 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close