Wararka

Ra’iisal wasaaraha dalka oo kulan la qaatay safiirka Faransiiska u qaabilsan Yurub.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay safiirka Faransiiska u qaabilsan Yurub iyo arrimaha dibada JY_LeDrian.

Ra’iisal wasaare Khayre ayaa sheegay in saga iyo safiirka ay kada hadleen arrimaa ay kamid yihiin dib u habeynta Amniga, kor u qaadista dhaqaalaha sidoo kale waxaa uu sheegay in ay ku heshiiyiin in dib loo dhiso xeriir Istiraatijig oo labada dhinacba faa’iido u leh.

Sidoo kale Ra’iisal wasaare Khayre ayaa intii lagu jiray Shirka nabada Paris waxaa uu kulan doceed la yeeshay xoghayaha arrimaha dibada ee dowlada Sweden Annika Söder waxaa uuna kala hadlay xaaladaha dib u soo kabashada dalka dhan; dhaqaale, amni iyo waxbarashaba.ImageImageImageImage

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close