Ciyaaraha

Philippe Coutinho oo si maldahan u doortay kooxdiisa xigto Barcelona.

Xidiga khadka dhexe ee kooxda kubadacagta ee Barcelona ayaa simal dahan uga hadlay mustaqbalkiisa kooxda xili si weyn loola xariiri naayo kooxaha Man United iyo Chelsea kuwaas oo muujiyay xiisaha xidiga ku dhibaatoo naayo naadiga Barcelona xidiga ayaa shaaciyay inoo jeclaan lahaay ka garab ciyaarista xidiga ay dhalasha wadaaga yahiin ee kooxda PSG taas oo loo fasirtay in xidiga simaldahan hurdada uga doosinaayo kooxda PSG kuwaas oo iyagana xiiso umuujiyay xidiga bilaawkii  xili cayaareedkan.

Naadiga PSG ayaa raadineeyso dhankooda badalka 23jirka Rabiot kaas oo diiday qan daraas cusub inoo kooxda lagaaro. Coutinho ayaa kamid aheen xidigaha joogtada ee Barcelona waxeeyna Barce dhankooda qorsheeyna yaan in xidiga eey iska iibiyaan xilicayaareedka dambe hadii eey ku helaayaan lacago macquul ah.

Xidigaan ayaa Barcelona ku soo biiray sannadkii 2017 oo eey Liverpool kasoo siis teen aduun lacageed dhan 142 milyan oo euro.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close