Ciyaaraha

Man Utd iyo Arsenal oo diirada u saaranyahay Jerome Boateng.

Jerome Boateng ayaa sheegay inuu ka tagayo Bayer Munich Xilli ciyaareed adag oo uu ku qaatay Bavaria, ayaa keentay inuu ku guul dareystay u dhaqaaqista PSG, waxaana uu noqonayaa daafaca dhexe ee  Bayern Munich.

daafaca dhexe ee  Bayern Munich ayaa loo sheegay  inuu ka tagi karo Bayer Munich. xidiga ayaa doonaya inoo ku biiro  koox uu ka heli karo    booska kowaad kadib mar kii uu ka dhacay shaxda tababaraha Bayer Munich, Niko Kovac iyo madaxda naadiga ka dhisan Germeny markii uu isku dayay inuu ku biiro PSG xagaagii lasoo dhaafay.

Madaxweynaha Bayern Munich Uli Hoeness ayaa u sheegay Jerome Boateng inuu ka tagi karo kooxda. Arsenal, Paris Saint-German iyo Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan.

Bayern Uli Hoeness ayaa cadeeyay in waqtiga Boateng ee Allianz Arena uu soo dhamaanayo Isagoo la hadlayay BR, Hoeness ayaa yiri: “Waxaan kugula talin lahaa isaga inuu yahay saaxiib ka tagaya kooxda”.

Boateng ayaa wali qandaraaskiisa ku eg yahay 2021,  laakiin Sky-da Jarmalka ayaa rumeysan in dalab ku haboon xagaagan uu ku heli doono adeegiisa Iyadoo Mats Hummels, Nicklas Sule iyo Javi Martinez ay ka mid ahaayihiin xidiga katagi karro  kooxda Bayern. xiddigii hore ee Manchester City ayaa umuuqda mid soo afjarayo waayahii Bayern.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close