Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Kormeeray Hay’adda Shaybaarka Sharciga ah ee Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Hay’adda Shaybaarka Sharciga ah ee Puntland “Puntland Forensic Science”.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa warbixin ka dhegaystey Masuuliyiinta Xarunta, wuxuuna kormeeray qeybaha kala duwan ee ay Xaruntu ka koobantahay.

Xaruntan Forensic Science ayaa ah xarunta ugu weyn ee Soomaaliya lagu baaro Hidasidaha DNA iyo kiisaska la xiriira faldembiyeedka u baahda baaritaano loo adeegsaday Saynis, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa bogaadiyey Maamulka iyo Shaqaalaha xaruntan oo howl adag u haya Bulshada.Image may contain: 4 people, people standingImage may contain: 1 person, standing and indoorImage may contain: 3 people, close-upImage may contain: one or more peopleImage may contain: 4 people, people smiling, screen, office and indoorImage may contain: 4 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close