Wararka

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee jubbaland oo ka warbixiyay socdaal uu ku tagay gobolka Gedo.

Madaxweyne ku-xigeenka 1-Aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan dalka kenya ayaa ka warbixiyay Safarkii uu Malmihii lasoo dhaafay ku jogay Gobolka Gedo

Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa uu sheegay in magalooyinka qaar ee gobolka Gedo ay sameeyen Horumar ballaaran oo dhan walbo leh waxuuna shacabka ku ammaanay is garab istaaga ay is garab taageen dowladooda.

Wuxuuna Dhanka kale  Xusay in Qaar ka mid ah Magaalooyinka Gobolka Gedo ay ka jiraan xaalado dib u dhac ah oo uu Madaxweynaha ku sababeeye in dhawaan laga xoreeyay Al Shabaab Howlo lagu horumarinaayo deegaanka ay hadda wado dowlad goboleedka Jubbaland.

 

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close