Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray umada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha dowlada Federalka ah ee Soomaaliya Mohamed C/llahi Farmaajo ayaa hambalyo ku saabsan munaasabada ciidul fadriga u diray Dhamaan shacabka Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan.

Madaxweynaha ayaa dadka Soomaaliyeed ka codsaday in ay kashaqeeyaan nabad galyada iyo horumarka dalka isagoo ka codsaday in la caawiya dadka masaakiinta ah ee tabalaysan oo aan waxbo haysan.

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Alle ugu baryay in shacabka uu nabad ku gaaro ciidaa  teeda kale cibaadadii ay soo suubiyeena ka aqbalo, danbiyadoodina Allah ka cafiyo.

Ugu danbeyn madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay midoobaan oo ay ismaqlaan si ayuu yiri horumar loogaaro.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close