Wararka

Madaxweyne Ahmed Madoobe oo shacabka reer Jubbaland kula dardaarmay in ay is cafiyaan.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam (Ahmed Madoobe) ayaa shacabka ku nool deegaanada Jubbaland ugu hambalyeeyay munaasabada Eidul Al-fadri ga isagoo u rajeeyay in ay nabad ku ciidaan.

Madaxweynaha ayaa bulshada ku nool Jubbaland ka codsaday in ay ka faxiyaan masaakinta tabaalaysan ee ku dhexnool bulshada waxaa uuna u faahfaahiyay sida ugu wacan ee ay isku caabin karaan isagoo tusaale u soo qaatay sakaatul fadriga oo ay ku caawin karaan masaakinta.

Ahmed Madoobe ayaa shacabka ka codsaday in ay iscafiyaan oo ay kashaqeeyaan nabada deeganadooda isagoo ugu baaqay dadka ku nool magaalada Kismayo in ay salada isugu soo baxaan oo ay imadaan goobaha loo calamadeeyay in lagu kuta salada Eida.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close