Wararka

Madaxweynaha Somaliland oo amray in la xiro Dugsiyada gaarka loo leeyahay.

Madaxweynaha maamulka Somaliland muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay xalada carona virus ee somaliland digniina udiray qaar ka mid ah dugsiyada gaarka loo leyahay ee ku yaalla deeganada maamulkaasi.

Madaxweynaha ayaa shacabka ku dhaqan deeganada Somaliland u sheegay in jiritaanka xanuunkaani uu yahay mid dhab ah daawadiisana ay tahay in la qaata talooyinka caafimad ee wasaaradda caafimaadka.

Madaxweyne muuse biixi oo ka hadlay xalada carona virus ee somaliland digniina udiray qaar ka mid ah dugsiyada gaarka loo leyahay

Madaxweyne muuse biixi oo ka hadlay xalada carona virus ee somaliland digniina udiray qaar ka mid ah dugsiyada gaarka loo leyahay@Yahye Isse Sheikh

Posted by TUSMO TV on Sunday, 10 May 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close