Wararka

Kiisaska coronaviruska Soomaaliya oo gaaray 1054 xaaladood.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ayaa ku dhawaaqday xaaladaha cusub ee caabuqa COVID-19, xaaladaha la xaqijiyay ayaa ah 57 xaaladood. Xaaladahaan waxaa lagaso xaqiijiyay 3 maamul goboleedyada kala duwan ee dalka.

Gobolka Banadir ayaa laga xaqiijiyay 23 xaaladood, Maamulka Somaliland 17 xaaladood iyo Maamulka Puntland 17 xaaladood.

Wadarta guud ee xaaladaha caabuqa ayaa ah 1054 xaaladood, waxaa geeriyooday 3 bukaan, waxaana bogsooday 8 bukaan.
Wasiirka ayaa bulshada ku adkeesay ahmiyada ay leedahay in lagu dadaalo xakameynta caabuqa maadama ka hortaggu uu ka wanaagsan daweynta, waxaa muhiim ah in lagu dadaalo siyaabaha looga hortago caabuqa maadama ay qatartiisu tahay mid aad badan.

wasarada caafimaadka XFS oo markale bulshada soomaaliyeed ugu celisay in ay qaataan wacyi gilinta xili maanta la diiwaan giliyey 57 kiis oo cusub oo la xariira carona virus

wasarada caafimaadka XFS oo markale bulshada soomaaliyeed ugu celisay in ay qaataan wacyi gilinta xili maanta la diiwaan giliyey 57 kiis oo cusub oo la xariira carona virus

Posted by TUSMO TV on Sunday, 10 May 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close