Wararka

Guddiga Joogtada Labada Aqal ee BJFS oo shaaciyay xiliga rasmiga ah ee furmi doona Kalafadhiga Barlamanka.

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanka Federalka Jamhuuriyadda Federalk Soomaliya ayaa maanta si wada jir ah u shir guddoomiyay kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada Labada Aqal.

Kulanka oo ka qabsoomay Xaruunta Golaha Iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa ayaa waxaa looga hadlay Rasmiga ee La Furayo Baarlamanka Soomaliya, Iyo Xilliga Loo Yeerayo Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Si Loogu Dhagaysto Warbixinta Doorshooyinka Dalka.

6-da June Ayaa Si Rasmi ah Loo Furi Doona Kalfadhiga 7aad ee Baarlamanka, Halka 27-June Loo Yeeri Doono Guddiga Madaxbanaan ee Doorashoyinka Qaranka Si Loogu Dhagaysto Warbixino La Xiriira Arimha Doorashooyinka Qaranka.

Dowlada Soomaalia ayaa waddo qorshe lagu xaqiijinaayo in ay dalka ka dhacdo doorsha qof iyo cod ah taas oo dhici doonta sanadka 2021.

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close