Wararka

Kulanka Golaha Shacabka Oo Maanta Su’aalo Lagu Weydiin Doono Madaxda Laamaha Amniga

Mudanaayasha Golaha Shacabka Ee Baalamaanka Dalka Ayaa Waxay U yeereeen Madaxda Amniga Dalka Si ay Wax oga weydiiyaaan xaaalda amni ee dalka iyo howlgalada ka socda gobolada,

Mas’uuliyiinta maanta hortagaya golaha shacabka ayaa waxay kala yihiin  Wasiiradda Amniga,Difaaca, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska ,NISA iyo xoogga.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa su’aallo weydiin doona Mas’uuliyiinta Laamaha Amniga oo aan wali hortagin baarlamaanka sidoo kale su’alaha la weydiin doono madaxda amniga ayaa waxa ka mid ah muhaa la’an ay ka gadoodeen qaar ka mid askart milatariga

WIXII KUSOO KORDHA KULANKAASI HALKAAN KALA SOCO

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close