Wararka

kulan Dhex-maray Midowga Musharaxinta iyo Hoggaamiyaasha Puntland iyo Jubbaland.

Madaxweynayaasha dowlad goboledyada Puntland iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed madoobe iyo Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Qar kamid ah xubnaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya.

Kulanka dhexmaray Madaxweynayaasha dowlad goboledyada Puntland iyo Jubbaland iyo xubnaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa looga hadlay xaaladaha cakiran ee doorashada iyo sidii xal loogu heli lahaa arrimaha tagan.

Muqdisho ayaa lagu wadaa in lagu qabta kulan u dhaxeyn doona Madaxda dowlada federaalka, dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlad dhexe iyo maamulka Gobolka Banadir.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close