Wararka

Kenya oo ka fiirsanayso cunoqabatayn ay ku soo rogto Soomaaliy

Kenya oo ka fiirsanayso cunoqabatayn ay ku soo rogto Soomaaliy

Kenya oo ka fiirsanayso cunoqabatayn ay ku soo rogto Soomaaliy

Wasiirka Arimaha dibadda Kenya Munica Juma ayaa sheegtay in aysan marna taako dhulkeeda ka mid ah aysan ka tanaasuli doonin.

Waxa ay sheegtay goobta lagu muransan yahay inay tahay dhul ay leedahay dowladda Kenya, islamarkaana aysan ku qancin jawaabtii ay bixisay Somaliya.

Kenya ayaa sheegtay qeybo ka mid ah Badda lagu muransan yahay in aysan wax wada hadal ah ka gali doonin.

Kenya waxay is leheysiineysaa Badda, waxaana ay wasiirka sheegtay in aan muran laga gali karin qeybta ay iyagu sheeganayaan.

Monica Juma waxey sheegtay in laga yaabo in dowladeedu ay cunoqabatayn ku soo rogto dalka Soomaaliya haddii aysan dowlada Soomaaliya jawaabteeda aysan dowlada Kenya ku qancin.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close