Wararka

Hay,adda Concern oo wasaaradda waxbarashada gu’ddoonsiisay qalbka horumarinta waxbarashada.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan yuusuf ayaa maanta Hay,adda Concern ka guddoomay qalbka horumarinta waxbarashada.

Qalabkaan ayaa ka koobnaa kunbiitaro, buugaagta diiwaan galinta dugsiyada, jeesooyin iyo qalab kale oo muhiim u ah horumarinta waxbarashada kuwaa oo la geeyay iskullada ay maamusho Dowlada.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Yuusuf ayaa Hayd.adda Concern ugu mahad celiyay qalabkaan muhiimka u ah Horumarinta waxbarashada.

Hay.addaan ayaa gacan ka geeysata dhismaha iskuullada dowlada qalabeynta xafiisyada taas oo muhiimad gaar ah u leh kor u qaadista waxbaarashada dalka.Image may contain: 2 people, people standingNo photo description available.No photo description available.Image may contain: 2 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close