Wararka

Guddomiyaha Golaha SHacabka oo ka qayb galay Kulanka Guddiga Joogtada Baarlamanka Dowlad Deeganka Soomlida.

Guddomiyaha Golaha SHacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Maanta Ka Qaybgalay Kulanka Guddiga Joogtada Baarlamanka Dowlad Deeganka Soomlida.

Kulanka Guddiga Joogtada Baarlamanka Dowlad Deeganka Soomlida ayaa waxaa si wada jir ah U Shir Guddomiyey Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo Guddomiyaha Baarlamanka Dowlad Deeganka Cabdi Maxamed Aadan Iyo Ku Xigeenkiisa Marwo Fardowsa Muxamed Maxamed.

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Ayaa Dhiggisa Dowlad Deegan Soomalida Ku Casuumay Inuu Yimaado Soomaliya, Iyadoo Guddomiyaha Golaha Xildhibaanada DDS Uu Ka Ogaaladay Guddomiyaha casuumidaasi.Image may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close