Wararka

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka oo doortay guddoomiye cusub

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka ayaa maanta doorashada guddoomiyaha guddiga ku qabsaday magaalada Muqdisho.
laba musharax ayaa isku soo taagtay xilkaas, waxaana ku guuleystay xilka guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka Maxamed Cawil Warsame, kadib markii uu tanaasulay musharaxii kale oo ahaa Mustaf Macalin Cali.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close