Wararka

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ku howlan qorshaha istiraatiijayada Guddiga ee 2022 – 2026.

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in ay ku hawlan yihiin diyaarinta qorshaha istiraatiijayada Guddiga ee 2022 – 2026.

Sida lagu shaaciyay qoraal la soo dhigay barta Facebook ee Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka “Qorshahan ayaa hagi doona diyaar garowga iyo hirgelinta doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda waddanka 2025/2026”.

Qorshahan marka la diyaariyo qabyo qoraalkiisa koowaad ayaa waxaa lala wadaagi doonaa daneeyayaasha doorashada si ay talooyinkooda ugu biiriyaan.May be an image of 2 people, people sitting and indoorNo photo description available.May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 1 person, indoor and officeNo photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close