Wararka

DAAWO:Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo la kulmay saraakiisha ugu sareysa Booliska Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay la kulmay saraakiisha ugu sareysay ciidanka Booliska Soomaaliya.

Zakiya Xuseen Axmed, taliye ku xigeenka Booliska, oo kulanka ka warbixisay ayaa sheegtay in uu Farmaajo uga digay saraakiisha in ay dhibaateeyaan shacabka.

Waxay intaasi ku dartay in uu madaxwaynaha sidoo kale ka dalbaday saraakiisha in ka fogaadaan musuq-maasuq iyo wax is-dabamarin.

Ugu dambeyntii, taliye Zakiya ayaa xustay in kulanka uu kusoo dhamaaday si wanaagsan la iskuna afgartay fulinta qodobadii looga hadlay kulanka.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

Madaxweyne Farmaajo Oo Kormeer Ku Tagay Taliska Booliska Soomaaliyeed

Madaxweyne Farmaajo Oo Kormeer Ku Tagay Taliska Booliska Soomaaliyeed

Posted by TUSMO TV on Monday, 15 April 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close