Wararka

Faransiiska oo Pakistan dib ugu celiysay in kabadan 400 oo agabka hiddaha dalkaasi.

Dowlada Faransiis ayaa dalka Pakistan dib ugu celisay 445 agabka hiddaha dalkaasi  waxaana agabkaas lagu soo bandhigay safaarada Pakistan ay ku leedahay Caasimada Paris.

Agabkaan ayaa lasheegay in laga sooxaday dalka Pakistaan waxaana lagu khiyaasay qiima ahaan $157,000 oo dolarka Maraykanka ah haseyeeshee madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa bishii November ee sanadkaan balan qaaday in agabkaas uu dib ugu celin doona goboladii laga keenay.

Dowlada Faransiiska ayaa agab noocaan oo kala dib ugu celisay dowlada Peru sidoo kale sanadkii 2014-2017 ayay dowlada Faransiiska dib ugu celisay Masar agab gaaraayo 250 hiddaha dalkaasi.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close