Wararka

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay Gudigii Xaqiiqo radinta IGAD inuusan Keenin Warbixin Xqiiqo ah.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan loo saaray xaqiiqo raadinta dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close