Wararka

Dowlada oo sheegtay in ay Guul ja gareen Howlgal ka dhacay degano ku dhaw Diin Soor.

Ciidamada xogga dalka ee ku sugan degmadda Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegay in ay guul ka gareen howlgal ay ka sameeyeen deegaano ku dhaw degmadda Diinsoor.

Saraakiil u hadashay ciidanka ayaa sheegay in howlgalkaasi ay ku dileen laba xubnood oo kamid ah Al-shabaab.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close