Wararka

Ciidanka Booliska oo gacanta ku soo dhigay nin dil iyo Kufsi u gaystay Gabadh 8 sano Jir ah.

Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay Bashiir Maxamed Qaasim oo shalay fal kufsi iyo dil ah u geystay gabar yar sideed sano jir ah.

Kufsiga gabadhayar loo geestay ayaa waxa uu kadhacay kaam ku yaala inta u dhaxeesa magaaladda Muqdisho iyo Deegaanka Xaawa Cabdi.

Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe ayaa sheegay in Lasoo Qabtay Nin Kufsi iyo Dil ugu geystay Deegaanka Ceelasha Biyaha Gabar sideed jir ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close