Wararka

Ciidamada  Amniga oo Sheegay In ay fashiliyeen gaari walxaha Qarax laga soo buuxiyay.

Ciidanka ayaa gaariga Qaraxa ku fashiliyay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Warka Qoraal Ah Oo LagU Daabacay Barta Twitter-ka Ee Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qarana Ayaa LagU yirir “Ciidanka Amniga ayaa fashiliyay Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay, Cidana waxba kuma noqon,” ayaa lagu yiri war ka soo baxay hay’adda Sirdoonka Qaranka NISA.

Gaari Ay Ciidamada Dowlada Shegeen In ay Fashiliyeen ayaa Inta Uusan Qarxin Waxa LAsoo Dhigay Meel aan sidaa Oga Fogeyn Isbitaalka Digfeer Ee Xaafada Soonakey ee degmada Hodon.

Dad Goob Joogayaal ayaa Cidamad Amniga Ku Wargaliyay gaariga Ka dib Markii ay Ka Shakiyeeen Waxaana la Sheegay Markii ay Ciidamda Amniga Goobta Gaareen In Gaariga uu Ku Dhex Jiray Darawalkii Ka Xeynaayay Waxay Ku amreen Inuu Soo dego Balse Waa Ka Dhega Adeegay Sidaa ayuuna Ku Qarxay.

Ma Jiro Wax Khasaare Nafeed oo Lasoo Waray Inuu Ka Dhashay Qaraxaasi Marka Laga Imaado Burbuurka Guryihii Ka Agdhowaa Iyo Dhimashada Darawalka Ka Gaariga Waday.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close