Ciyaaraha

Carles Puyol oo kulaaba naayo Barcelona.

Kabtankii hore ee kooxda Barcelona carles puyol ayaa wadahadalo kula jira kooxda iyadoo lagu wado inuu noqdo agaasimaha isboortiga isbuucyada soo socda shaqada cusub ee loo dhiibayo. Carles puyol ayaa keeni doonta inuu ka garab shaqeeyo agaasimayaasha kale ee kala ah Eric Abidal iyo Ramon planes.

“ waxaan kawada hadaleynaa sidii uu kooxda ugu soo laaban lahaa” ayuu josep maria Bartomeu u sheegay Barca tv markii uu ka waramayay shaqada ay u bandhigeen Puyol  “ waxaan rajeyneynaa inaan heshiis gaarno sababtoo ah wax badan ayuu ka yaqaanaa kubada cagta iyo maamulka kooxda. waxa uu ahaa shaqo la,aan waxaana uu isku diyaarinayay inuu shaqeeyo” Ayuu yiri  madax weynaha Barcelona josep maria Bartomeu.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close