Wararka

Cabdiraxman C/shakuur oo sheegay in dowlada ku fashilantay Qodoba dhowr ah.

Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxman cabdi shakuur oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowlada federaalka ay ka gaabisay ku dhaqanka dastuurka dalka.

Cabdiraxman cabdi shakuur ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya uu balanqaadyo badan u sameeyay shacabka Soomaaliyeed inkastoo uu hoosta ka xariiqay in xisbiga wadajir uusan balanqaadyadaasi madaxweynaha ku qiimayneynin balse uu tusaale u soo qaatay in madaxweyne Farmaajo uu balan qaaday in uu oday Soomaaliyeed noqon doona balse taasi aysan hadda dhicin.

Hoos ka daawo khudbadii Cabdiraxman cabdi shakuur.

Cabdiraxman cabdi shakuur oo sheegay 3sano ee dalka maamulayay farmajo dowladiisu inay ka gaabisay ku dhaqanka dastuurka.

Cabdiraxman cabdi shakuur oo sheegay 3sano ee dalka maamulayay farmajo dowladiisu inay ka gaabisay ku dhaqanka dastuurka.

Posted by TUSMO TV on Saturday, 8 February 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close