Ciyaaraha

Barcelona oo ku dhaw xidig ka ciyaaro france.

Kooxda Barcelona yaa wafdi u dirtay caasimada france ee paris  iyaga oo eey ga go,antahay ina xidiga ee dib ugu soo celi yaan kooxda Barcelona oo xidiga uu ka tagay 2sano ka hor xili dhoor dalab oo PSG ugud biyeen laga soo diiday maamulka Barcelona cilaaqadka labada

koox ayaa ah mid wanaagsan taas oo adgeey neeyso ina xidiga ney mar Barcelona si fudud ku hesho sidookale xidiga loolankiisa waxaa ku jirto kooxda Real Madrid kuwaas oo iyagana doonayo ina xidiga eey ku xoojiyaan safkooda inkastoo xidiga doonayo kulaaba shada  garoonka camp nou.

wargayska ESPN ayaa sheegaya in ay Barcelona ku kalsoontahay in ay PSG aqbali doonto dalabkooda cusub ee ay ku doonayaan neymar  wargayska ayaa  sheegaya in ay kooxda Barcelona gabi ahaan ka reebtay xidigaha kooxdeeda heshiiska ay ku doonayso neymar iyada oo diyaar la ah lacag dhan 160 milyan oo euro.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close