Wararka

Arday ku dhimatay Iskuul ku yallo dalka Kenya.

Arday dhiganaysay Iskuul ku yalla caasimada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa ku soo dumay fasalkii ay casharada ku qaadanaayeen waxaana halkaasi ku dhintay 7-cunig halka 64 kale ay ku dhaawac meyn xili ay u bilaabanaysay xiisadii koowaad ee subaxnimadii saaka.

Xoghayaha waxbarashada dalka Kenya George Magoha ayaa caddeeyay geerida 7-da cunig iyo dhaawaca 64-ta kale kuwaas oo laba kamid ah ay qabaan dhaawac halis ah waxaa uuna intaasi ku daray in dhamaan dhaawac yada lagu dabiibaayo xarun caafimaad oo meesha u dhaw.

George Magoha ayaa sidoo kale sheegay in inkabadan 600 oo arday ay baaritaan caafimaad u geeyeen xaruntaasi caafimaad isagoo amar ku bixiyay in Iskoolkaan la xiro muddo afar maalin ah siyaabo caafimaad darted.

Emergency workers at the site where a school building collapsed, in Nairobi, Kenya, 23 September 2019. According to reports, at least seven primary school children were killed when a classroom structuA police officer stands near the debris of a collapsed school classroom, in NairobiMore than 50 students have been injured in the classroom collapse, according to Kenya Red Cross [Kenya Red Cross]

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close