Wararka

Xildhibaanada Galmudug oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Magaalada Muqdisho uga furmay Tababar kusaabsan dardargelinta howlaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Gudoomiye ku xigeenada 1aad iyo 2aad oo kahadlay furitaankii Tababarka Dardargalinta howlaha Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in Gudoonka Baarlamaanka iyo Hay’ada UNDP ay soo qabanqaabiyeen aqoon is-weydaarsiga.

Ujeedka kulankaas ayaa ahaa kor uqaadida howlaha ay u hayaan Bulshada Galmudug Xildhibaanadu. doo kale tababarka waxaa qeyb ka ah howl wadeenada Baarlamaanka Dowlad Galmudug.Image may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting and tableImage may contain: 5 people, people sitting and tableImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 8 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close