Wararka

10 Xisbi siyaasadeed oo shahaado la guddoon siiyay Puntland.

Siihayaha  Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa u hambalyeeyay 10 Urur Siyaasadeed oo maanta shahaadada aqoonsiga la guddoonsiiyey, wuxuu sidoo kale bogaadiyey shaqada ay qabteen Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka waxaa ku weheliyay Xafladda Madaxweyneyaashii hore ee Dowladda Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Goleyaasha Dowladda Puntland, Guddiga KGM ah ee Doorashooyinka Puntland, Madaxda Ururada Siyaasadda ee Shahaadooyinka la siiyey, Xafiiska Xuquuqul Insaanka, Ururada Bulshada, Haween iyo Dhallinyaro.Image may contain: 1 person, standing, suit, wedding and outdoorImage may contain: text that says "GUDDIGA KMG AH EE DOORASHOOYINKA PUNTLAND (TPEC) Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda Puntland "Codkaagu waa Xaqaaga iyo Mustaqbalkaaga" Puntland Political Association's Certification Ceremony 15-AUGUST-2928 15-AUGUST-2020 SABTI GOOBTA Garowe Puntland Somalia SOOR HOTEL Interpeace"Image may contain: 1 person, textImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 5 people, people sitting and crowdImage may contain: 11 peopleImage may contain: one or more peopleImage may contain: 1 person, text

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close