Wararka

Xarunta dugsiga Jeneraal Kaahiye Degmadda Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir waxaa ka socota kulanka Xildhibaanadda Labada Aqal ee Baarlamaanaka Soomaaliya .

Waxaa kulanka ka qeyb galaya madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Soomaaliya Xilibaanadda labadda aqal ee Barlamaanka iyo masuuliyiin kale oo qeyb ka ah safarka booqashada madaxweynaha dalka Jabuuti ee Ismaciil Cumar Geelle .

Ujeedka kulanka ayaa ah hadal jeedinta madaxweynaha Jabuuti iyadoo xilibaanadda laba aqal kulanka xalay lagu wargaliyay .

Kulankaan ayaa imaanaya xili uu khilaaf u dhaxeeyo Golaha shacabka iyo aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Labadda dhinac ayaa isku haya dhowr arrimood oo ay ugu muhiimsan yihiin; meel-marinta Miisaaniyada, Shirarka caalamiga ah iyo Siyaasada maamul goboleedyadda.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close