Wararka

Wasirka Cayaraha oo ka warbixisay gormeer uu guddiga qaban qaabada ku tagay Garoonka cayaaraha Muqdisho.

Guddiga Qaban Qaabada maalmaha xoriyadda ayaa maanta kor meer ku tagay garoonka cayaaraha Muqdisho oo dhawaan si ascriyeysan loo dhisay.

Wasiirka cayaaraga iyo dhalinyarada xukuumada federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Mohamed Diiriye ayaa ka warbixisay gormeerka uu guddiga ku tagay Garoonka waxaa ayna sheegtay in garoonka uu dhawaan madaxweynaha Jamhuuriyada federalka Soomaaliya xariga ka jari doona.

“Guddiga maalmaha xoriyadda oo maanta booqday garoonka cayaaraha Muqdisho, goobbaha Isxilqaan ee loo diyaariyay inuu madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xarriga ka jaro ayey ka mid tahay”. Ayay tiri Marwo Khadijo.Image may contain: 1 person, standingImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, sky, grass, outdoor and natureImage may contain: 2 people, hat and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close