Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay bahda waxbarashada KGS.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa Magaalada Baydhabo kulan isbarasho iyo isxog Wareeysi ah kula qaatay bahda waxbarashada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed oo ugu horeeyo Wasiirka Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, ayaa kula dardaarmay bahda Waxbarashada dowlad Gobaleedka Koonfor Galbeed in la dardar galiyo Horumarinta Waxbarashada.

Waa safarkiisi ugu horeeyay ee uu wasirka Wasaaradda Waxbarashada XFS ku tagay mid kamid ah dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada federalka tan iyo markii loo magacaabay xilkan.Image may contain: 1 person, suitImage may contain: 3 people, people sitting and people standing, text that says "oonfur Galbeed Soomaaliya ada, Hidaha iyo Tacliinta are change Progra of Education, Culte al Government ligher Horiyaal Hotel TED PAD"Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close