Wararka

Wasiirka arimaha gudaha koonfur Galbeed oo garay dagmada waajid

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka arimaha gudaha dowlad goboleedka koonfur Galbeed Soomaliya Maxamed Abuukar Maxamed qaybna ay ka ahaayeen  Wasiirka amniga Isaaq Cali Subag iyo Wasiirka maliyada  Axmed Maxamed Xuseen Ayaa gaaray dagmada waajid ee gobolka Bakool.

Waxay soo dhaweeyay bulshada ku dhaqan dagmada wajid oo uu hor kacayo gudomiyaha dagmada waajid Cabdullahi Yariisow kaas oo uga waramay wafdiga xalada guud ee deeganka.

Masuuliyiinta ayaa degaanka u tagay sidii ay bulshada uga xog waraysan lahaayeen xaladaha deeganka ka jiro iyo sidii waxlooga qaban lahaa dhibaatooyinka deeganka ka jiro.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close