Wararka

Ra’isal wasaare Khayre oo dib ugu laabtay Dhuusa-mareb

Reysal Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Galmudug.

R’iisal wasaaraha waxaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Dhuusamareb kusoo dhaweeyay Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiir dowlaha arimaha Gudaha Dowlada federal, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Dhuusamareb.

Xasan Cali Kheyre Reysal Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa safaro kala duwan ku kala bixiyay deeganada Galmudug iyo waqooyiga Gaalkacyo ee qaybta dowlad Goboleedka Puntland.

Ra’iisal wasaare ayaa dowlad goboleedka Galmudug u tagay sidii uu u dhamaystiri dhismaha dowlad loo dhanyahay.Image may contain: 1 person, standing, wedding, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit, wedding and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, beard and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, people standing, wedding, sky and outdoorImage may contain: 10 people, people smiling, people standing, suit, wedding and outdoorImage may contain: 4 people, wedding, suit and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close