Wararka

Dowlada federaalka oo mishaarka u kordhisay ciidamada Qalabka sida.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa meshiirka u kordhisay ciidamada Qalabka sida sida uu war qoraal ah bartiisa Facebook-ga usoo galiyay wasiirka Maaliyadda xukuumada federaalka Soomaaliya Dr. Abdirahmaan Dualle Bayle.

Wasiirka Maaliyadda xukuumada federaalka Soomaaliya Dr. Abdirahmaan Dualle Bayle ayaa sheegay in dowlada ay awood u yeelatay kordhinta Dhakhliga dalka sidaasi darteetna ay Miisaaniyadda 2020 mishaar kordhin u sameeyeen ciidamada qalabka sida .

“Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan awood u yeelannay kordhinta Dhakhliga Dalkeenna, iyada oo Miisaaniyadda 2020 aan Mishaar- kordhin u sameynnay Ciidanka Qalabka sida oo ah kuwa ugu mudan” ayuu yiri Wasiir Bayle.Image may contain: 7 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close