Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay War-murtiyeed Ku Saabsan Xanuunka CORONAVIRUS:

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay dadaaladayda ku aadan cudur dhawaan ka dilaacay dalka shiinaha oo ah Fayras kaas oo la iaahdo coronavirus.

Wasaaradda ayaa sheegtay in ay hadda jeer ku dadaali doonta sidii ay u gudan laheed waajibaadka ka saaran badqabka Muwaadininta Soomaaliyeedsi walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan.

ilaa iyo hadda waxaa Fayraskaani laga xaqiijiyay 18 dal oo dunida ku kala yaal waxaana u geeiyooday 231 ruux iyadoo sidoo kale ay la xanuunsanayaan ku dhawaad 10,000 oo ruux adduunka oo dhan.

Hoos ka kahriso war murtiyeedka ay soo saartay Wasaaradda caafimaadka:No photo description available.Image may contain: text

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close