Wararka

Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug oo Degmada CabudWaaq ka furtay Xaruta Karantiilka COVID19.

Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa Degmada Caabudwaaq ka furtay Xaruta Karantiilka, iyo dawaynta dadka uu soo Rito Covid-19.

Wasiirka Caafimaadka Galmudug Cabdiwali Cabdullahi Jamac oo Xaruta Karantiilka xariga ka jaray ayaa sheegay in ay xaruntaan dabuuli doonta baahiyaha loo qabo xarun lagu karantiila dadka uu soo Rito Covid-19.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close