Wararka

WAR DEG DEG AH:Qarax xogan oo kadhacay isgoyska taleex wadada maka al-mukrama.

qarax xoggan ayaa hatan waxuu kadhacay isgoyska taleex ee wadada al-mukrama,ee casimadad muqdisho.

qasaaraha kadhashay lama oga olalalka gaariga qarxay ayaa muqdaa,cidamada amaanka aya soo garay gobta.waxii fahfahin ah waan idin soo gudbin donaa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close