Wararka

Wafdi sare oo ka yimid garowe oo soo gaaray Magaalada Qardho iyo U jeedka (AKHRISO).

Qardho (Tusmotv.so) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawlad goboleedka Puntland Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar.

Waftiga Wasiirka waxaa ka mid ahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland S/guuto Cabdi Xasan Xuseen iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan dawlad goboleedka Puntland.

Waftiga oo safar dhulka ah kaga soo amba baxay Caasimada Puntland ee Garoowe, imaan shohooda Magaalada qardho ayaa salka ku haya ka qayb galka Tababar loo soo xiri doono Ciidamo Boolis ah oo mudo ku jiray Dugsiga Tababarka ee Xorgoble.Image may contain: sky, car, outdoor and natureImage may contain: sky, tree, outdoor and natureImage may contain: car and outdoorImage may contain: car and outdoor

Tags
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close